Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiyada oo ka Warbixiyay waxii u qabsoomay

Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Fatahadaha ee Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magalada muqdisho. Kulankan ayaa waxa looga hadlayay xaaladaha ka dhashay fatahada wabiyada Jubba iyo Shabeelle, kuwaasi oo ay ku barakaceen in ka badan 60,000 oo qoys. Inkastoo ay haatan ugu daran tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sheek … Continue reading Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiyada oo ka Warbixiyay waxii u qabsoomay